Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirada: sida looga ciiday bariga magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirada: sida looga ciiday bariga magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sida caadadu tahay, waxaa saaka lagu tukaday ciidii carafo masaajidka ku yaal bariga magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota., halkaasoo ay isugu yimaadeen Ummado ka kala yimid calamka Islaamka – ha u badnaadeen Qaaradaha Afrika iyo Aasiya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale, waxaa masaajidkaan ku tukada dad u dhashey wadanka Maraykanka, kuwaasoo islaamka qaatey kaddib markii ay gobolkaan kusoo bateen Muslimiinta, oo ay hor mood u ahaayeen Qurbojoogta Soomaalida ee soo degay gobolkaan sanadihii 1994tii wixii ka danbeeyey, iyaga oo aad iyo aad uga muuqda ummaddaha kale ee degan gobolkaan.

Maalinta Isniinta ah, dadka inta badan waxay fasax ka qaateen shaqadoodi si ay ula ciidan carruurtooda,  Iskuulada gobolka Minneasota inkastoo ay furan yihiin, waxaa nadhaamka iskuulada u degsan in ardayda Muslimiinta ahi ay fasax yihiin, iskuulkana ay ku soo laaban karaan labo maalin kadib.

Inta badan, waalidka ayaa maalinta ciida carafo kali ka reeba carruurta iskuulada si ay u ciidaan.

100_6462 100_6464 100_6465 100_6466 100_6469 100_6471 100_6478 100_6480 100_6486 100_6497 100_6499 100_6500 100_6502 100_6506 100_6508

Mohamed Barre – [email protected]  – qoraa madax banaan waxna ka qora arimaha Soomaalida. 

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Hidaha iyo dhaqanka

Next Post

Shir madaxeedka IGAD oo Muqdisho ka furmaya

Next Post
Shir madaxeedka IGAD oo Muqdisho ka furmaya

Shir madaxeedka IGAD oo Muqdisho ka furmaya

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In