Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta daah-furay todobaadka Dhir-beerista Qaranka Soomaaliyeed oo ku beegan 17-ka April, iyadoo ay ka qeyb galeen xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, dadweyne aad u fara badan iyo xubno kale.
Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere
RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...





























