Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keydka Sawirrada

DAAWO SAWIRRADA:- Munaasabadda Maalinta Dhalinyarada Aduunka Oo Muqdisho Ka Socota

admin by admin
9 years ago
in Keydka Sawirrada, Wararka
0
DAAWO SAWIRRADA:- Munaasabadda Maalinta Dhalinyarada Aduunka Oo Muqdisho Ka Socota
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay oo loogu dabaal degayo munaasabadda maalinta dhalinyarada aduunka ayaa ka socota caawa magaalada Muqdisho ayadoo munaasabadda ay ka qeybgalayaan madaxda dalka qaarkood iyo dhalinyaro.

Munaasabadda oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa goobjoog ah Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre,Wasiirrada Dhalinyarada,Warfaafinta, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho, xildhibaanno ka kala socda labada Gole iyo marti sharaf kala gedisan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Munaasabadda oo hada ku bilaabatay suugaan ay gudbinayaan fanaaniinta kooxda Danan ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaradaha ayaa waxaa laga jeedin doonaa khudbado la xiriira dhalinyarada ayadoo si toos ahna ay Munaasabaddu uga baxeyso Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed iyo Radio Muqdisho.

Sawir Qaade:- Qeys Hurdaaye

Previous Post

TOOS U DAAWO:- Munaasabadda Maalinta Dhalinyarada Ee Ka Socota Muqdisho

Next Post

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo magaalada Cape Town Lagu soo Dhaweeyay “SAWIRRO”

Next Post
Gudoomiyaha Golaha Shacabka  oo magaalada Cape Town Lagu soo Dhaweeyay “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo magaalada Cape Town Lagu soo Dhaweeyay "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In