Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO SAWIRRADA:-Sida Ay U Ciideen Soomaalida Ku Nool Pretoria Koonfur Afrika

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
DAAWO SAWIRRADA:-Sida Ay U Ciideen Soomaalida Ku Nool Pretoria Koonfur Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
Magaalada Pretoria ee caasimada dalka South Africa xaafada ay Soomaalida ka dagan yihiin waxaa saakay isugu soo baxayay boqolaal dadweyne Soomaali ah iyo muslimiin kale oo u diyaarsanaa dabaaldaga ciidaul Adxaa .
Masjidka Imaamu Bukhaari lagu magacaabo oo Soomaalida ku leedahay xaafadaasi ayaa waxaa ay si wadajir ah ugu dukadeen labada rako ee salaada ciida waxaana la dukaday Soomaalida halkaasi ku dakunayay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka South Africa Jamaal Maxamed Barrow.
Culimada masjidka ayaa Halkaasi ka jeediyay qudbado kala duwan oo ku aadana sidii loo xariirin lahaa waalidka iyo qaraabada gaar ahaan maanta oo kale iyo maalmaha kale ee farxada.
Safiir Jamaal Maxamed Barrow ayaa halkaasi kula hadlay Soomaalida waxaana uu kula dardaarmay Soomaalida in ay ka shaqeeyaan midnimada iyo isku xernaanta jaaliyada si wadajir ah looga hortago waxyaabaha dhibaatada ku ah bulshada Soomaaliyeed.
By Cabdiqaadir Axad.
Pretoria-South Africa.
Previous Post

DAAWO SAWIRRADA:- Madaxweynaha Oo Farxadda Ciidammada La Qaatay Ciidammada Qalabka Sida

Next Post

Muwaadiniinta 6 dal oo Soomaaliya ay kujirto soo dhaweeyey go’aankii maxakamadda Federaalka

Next Post
Muwaadiniinta 6 dal oo Soomaaliya ay kujirto soo dhaweeyey go’aankii maxakamadda Federaalka

Muwaadiniinta 6 dal oo Soomaaliya ay kujirto soo dhaweeyey go’aankii maxakamadda Federaalka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In