Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO SAWIRRADA sida looga ciiday magaalada Jowhar

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
DAAWO SAWIRRADA sida looga ciiday magaalada Jowhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 

Magaalada Jowhar waxa maanta Bulshada magaaladasi kula ciiday Wasiiro Dowladaha Maaliyada Soomaaliya iyo masuuliyiinta maamulka gobolka Shabeelaha dhexe.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Barxad ku taalo bartamaha magaalada ayaa mas’uuliyiinta kula dukadeen shacabka, waxaana dadkii ka qeyb galay salaadii ciida carafo ka mid ahaa duubabka dhaqanka iyo ergooyinka shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelah dhexe.

Imaam Maxamed Yuusf iyo Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo ka mid ah duubabka dhaqanka ayaa ugu baaqay bulshada labada gobol Hiiraan iyo Shabeelah dhexe, inay ka shaqeeyaan midnimada iyo nabada umada SOomaaliyeed iyo gaar ahaan wadajirka labada gobol.

Guddoomiyha gobolka Shabeelaha dhexe Mudane Cali Cabdulaahi Xuseen Guudlaawe ayaa ugu hambalyeeyay bulshada gobolka Shabeelaha dhexe Ciida Carafo waxaana gudoomiyuhu uu ugu baaqay inay kala shaqeeyaan dadweynaha gobolka ciidanka amniga nabada isagoo u mahad celiyay ciidanka u taagan ilaalinta shacabka.

“Waxaan ku faraxsanahay in maanta aan ku ciidayno nabad ilaah aya mahad leh waxaan ugu hambaylyaynaya dadka gobolka Shabeelaha dhexe iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed farxada ciida carafo” ayuu yiri Guddoomiye Guudlaawe.

Gudaha magaalada Jowhar ayaa lagu arkayay carruur faraxsan iyo dadweynaha magaalada isku marxabaynayay ciid wanaagsan

vlcsnap-2016-09-12-19h02m07s22 vlcsnap-2016-09-12-19h02m41s130 vlcsnap-2016-09-12-19h03m11s170 vlcsnap-2016-09-12-19h03m55s86 vlcsnap-2016-09-12-19h04m28s159 vlcsnap-2016-09-12-19h05m07s67 vlcsnap-2016-09-12-19h06m53s28 vlcsnap-2016-09-12-19h08m32s41 vlcsnap-2016-09-12-19h10m48s148 vlcsnap-2016-09-12-19h11m43s167 vlcsnap-2016-09-12-19h51m50s110  vlcsnap-2016-09-12-19h53m40s214 vlcsnap-2016-09-12-19h55m45s219 vlcsnap-2016-09-12-19h56m52s114

Cabdishakuur Cali Axmed Jowhar

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Hidaha iyo dhaqanka

Next Post
Barnaamijka Faaqidaada Wararka (Dhageyso)

Dhageyso Barnaamijka Hidaha iyo dhaqanka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In