Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirro: Ciidanka Xoogga Dalka oo dhoolatus ka sameeyay Garbahaareey

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxay ahayd munaasabad lagu maamusayay 12 April oo ku Beegan 60 Sanad Guuradi kasoo wareegatay Marki la aas aasay Ciidamada Xooga Dalka Somaliyeed 1960 Waxaana maanta lagu Qabtay Taliska Guutada 10 aad Qaybta 43-aad ee Ciidamada Xooga ee Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobalka Gedo.

Ciidamada Xooga Dalka ayaa dhoolatusyo maletiri ku soo maray Wadooyinka halbowlaha Garbahaarey si bulsho Soomaaliyeed loo dareensiiyo Muhiimada Maalintaan ay u leedahay Ciidamada Xooga iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed .

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Ugu horayn Waxaa Madashada Ka hadlay Gudoomiyaha Degmada Garbahaarey Mudane Imaan Cadow Kaarshe isagoona Ka sheegayay Muhiimada Maalintan 12 April.

G/dhexe Cusman Shiikh Cabdi Qorax Abaandulaha Guutada 10 aad ee Qaybta 43 aad ee Ciidamada Xooga Dalka ee Gobalka Gedo ayaa Ku amaanay Ciidamada Xooga Dadaalka ay ugu jiraan Xoraynta Dalkan Cadowgu ku soo duulay waxaana dhanka kale uu ka hadlay Taarikhda Ciidanka Xooga.

Tags: Daawo Sawiiro. Ciidanka Xoogga Dalka oo dhoolatus ka sameeyay Garbahaareey
Previous Post

Madaxweyne lafta gareen Hambalyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed sanad-guurada 60-aad

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay baaqi wadamada Isbaaheysiga Carbeed

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo Cambaaraysay weerarkii argagixiso ee Manda Bay

Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay baaqi wadamada Isbaaheysiga Carbeed

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In