Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiinta Deyniile iyo Hodan oo daahfuray Barnaamij wacyigelin ah “Video+Sawirro”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiinta Deyniile iyo Hodan oo daahfuray Barnaamij wacyigelin ah “Video+Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiin ka tirsan degmooyinka Deyniile, Hodan iyo Kaxda ayaa maanta daahfuray mashruuc wacyigelin ah oo laga hirgelinayo xerooyin  Barakac oo ku yaala degmooyinkaasi.

Mashruucan wacgelinta ah oo  loo sameynayo barakacayaasha ku nool degmooyinka Hodan, Dayniile iyo Kaxda ayaa ujeedadiisu tahay sidii barakacayaasha loo siin lahaa wacgelin la xiriirta sidii looga hortagi lahaa gudniinta Fircooniga ah, kufsiga iyo tacadiyada ka dhanka ah haweenka,  caruurta iyo dadka taagta daran.

Related posts

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026

Sidoo kale mashruucan waxaa qeyb ka ah wacyigelin ku saabsan sidii ay wadashaqeyn toos ah u yeelan lahaayeen mas’uuliyiinta degmooyinkaasi iyo dadka barakacayaasha ah si looga hortago tacadiyada loo geysto barakacayaasha.

Gudoomiye ku xigeenka degmada Deyniile ee dhinaca arrimaha bulshada Maxamed C/qaadir Cali oo mashruucan daahfuray  ayaa sheegay in barnaamijkan uu ahmiyad gaar ah u leeyahay dadka barakacayaasha ah.

Abuukar Salaad oo ah gudoomiye ku xigeenka degmada Hodan ayaa isaguna dhinaciisa tilmaamo ka bixiyay faa’iidada mashruucan uu u leeyahay bulshada barakacayaasha ah, wuxuuna hoosta ka xariiqay in arrintani ay tahay mid looga hortagayo tacidayada loo geysto barakacayaasha, wuxuuna rajo weyn ka muujiyay in qorshahan uu guuleeysandoono..

Warbixin

Maamulyayaasha xerooyinka laga hirgeliyay mashruucan wacyigelinta ah ayaa si isku mid ah u soo dhaweeyay daahfurka mashruucan, iyagoo xusay in ay qaateen tababar ku saabsan wacyigenkta barakacayaasha, waxeyna u mahadceliyeen mas’uuliyiinta degmooyinkaasi.

Mashruucan oo tijaabo ah- Isla xisaabtanka Deegaannada/xeryahaaan rasmigaaheyn – waxa uu ka shaqeeya horumarinta islaxisaabtanka iyo hufnaanta maamulayaasha deegaannada/xeryaha barakacayaasha ee aan rasmiga aheyn ee magaalada Muqdisho, iyada oo ujeedadu tahay wanaajinta xaaladaha nololeediyo dhowridda dadkabarakacayaasha ah.

Mashruucu waxa uu la falgalaa maamulayaasha xeryaha dadka barakaca ah, kuwaasoo dalka Soomaaliya gudihiisa caanku ah magaca “Horjoogayaal”. Haddaba si loo aqoonsado adeegyada ay bixiyaan, waxaa la isla afgartay kaddib wadaxaajood lala yeeshay in magaca horjooge uu leeyahay micnayaal aan fiicneyn, halka dhammaan howlgalladoodu aysan wadaaheyn kuwohalis ah. Sidoo kale, mashruucu waxa uu ugu yeeraa isagaoo tixraacaya shaqadooda maamulanimo, magaca Maamulayaasha Deegannada/Xeryahaaan Rasmiga aheyn.

Tijaabadan ayaa laga hirgeliyey 10 ka mid ah deegaamada DadkaBarakacayaasha ah iyadooujeedaduna ay tahay in ‘wax loogabartoficilahaan’ iyadoo la isticmaalayo habcilmibaaris-ficilah, taasoo wargelindoonta wadahadalka iyo taageerada ku saabsan arrinta barakacayaasha iyo maamulayaasha deegaannada/xeryaha aan rasmiga aheyn.

Hirgelinta mashruucan ayaa iskaashi dhow la galayeeshay maamullada degmooyinka Gobolka Benaadir (Degmooyin kii laga hirgeliyay mashruuca ) iyadoo laga rajeynayay in labada dhinac – Maamullada Degmooyinka iyo Maamulayaasha Xeryaha Barakaca – ay yeelan doonaan aragti mideysanoo ay kaga wadashaqeynkaraan hagaajinta xaaladaha dadka barakacayaasha ah islamarkaana ay ku hagaajinayaan xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya iyaga lafahaantooda.

Isku soo wadaduub, iyadaoo la tixgalinayo baahida ay muujiyeen barakacayaasha iyo maamulayaasha xeryahabarakaca, habkani waxa uu diiradda saarayaa:

  • Kobcinta islaxisaabtanka ka dhexeeya dadka barakacayaasha ah iyo maamulayaasha xeryaha/deegaannada aan rasimiga aheyn, si kor loogu qaado dhowridda xuquuqda, bixinta adeegyada iyo maareeynta deegaannada barakacayaasha;
  • Hagaajinta iyo kordhinta xidhiidhka kadhexeeya maamullada xeryaha/deegaannada barakacayaasha iyo maamullada dowladda hoose, gaara haan, guddoomiyayaasha degmooyinka ay ku yaallaan goobaha laga fuliyay wajigatijaabada ahee mashruucan;
  • Ugu dambayntii in Hey’adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya arrimaha barakacayaasha laga qeybgaliyo howshasi loo xoojiyo loona korjeegteeyo – iyadoo ay wehliyaan masuuliyiinta maamullada degmooyinka – heerarka isla xisaabtanka ee ka jira deegaannada laga hirgeliyay mashruuca niyadoona la rajaynayo in laga dhaqangeliyo looga na faa’iideysto casharada laga barto habkan goobo kale.

Wajigan tijaabada ah ayaa lagu odorosay sii socoshada dowrka dowladda ay ku leedahay mashruucan ee la xiriira dhiirigelinta u hogaansanaan tamabaadii’da caalamiga ee hagtala macaamilka dadka ku barakaca dalka gudihiisa.

Halkan ka daawo

 

 

vlcsnap-2016-10-22-22h01m47s101 vlcsnap-2016-10-22-22h02m10s76 vlcsnap-2016-10-22-22h02m17s153 vlcsnap-2016-10-22-22h02m53s192 vlcsnap-2016-10-22-22h03m26s11 vlcsnap-2016-10-22-22h03m36s178 vlcsnap-2016-10-22-22h03m45s9 vlcsnap-2016-10-22-22h04m01s169 vlcsnap-2016-10-22-22h04m37s18

 

Previous Post

Madaxweynaha dalka oo goor dhaw gaaray Jowhar

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Imaqashii ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Imaqashii ee Radio Muqdisho

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In