Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed siiyey wareysi uu kaga hadlayo xaalada guud ee dalka, howlaha ugu muhiimsan ee Xukuumaddu ay qabatay sanadkii tagay ee 2017 iyo qorshayaasha u degsan 2018.
Wareysiga oo aad u dheer waxaa Ra’isulwasaaraha la yeeshay Agaasimaha Telefishinka Qaranka Mudane Liibaan Cabdi Cali.
Hoos Ka Daawo:-