R/wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Qadar ayaa Wareysi gaar ah uu siiyay warbaahinta Qaranka wuxuu kaga hadlay muhiimadda maalaha xorriyadda Dalka, si gaar ah 26-ka June oo ku beegan markii Xorriyadda ay qaateen Gobalada Waqooyi ee dalka.