Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dad kasoo Barakacay Fatahaada ka dhacday Magaalooyinka Baladweyne iyo Jowhar oo Muqdisho soo gaaray+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Dad kasoo Barakacay Fatahaada ka dhacday Magaalooyinka Baladweyne iyo Jowhar oo Muqdisho soo gaaray+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dadkan ayaa waxaa soo Barakiciyey Wabigga Shabeele oo Fatahaad ka geystay Deegaanadii ay Daganaayeen.

Intooda badan waxaa ay kayimaadeen Moogaalooyinka Baladweyne iyo Deegaano hoostaga Magaalada Jowhar.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Qaar kamida Dadkaan oo ay lakulantay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay inay Dowladda Soomaaliya ka codsanayeen gargaar dhankasta ah.

“Waxaan ka codsaneynaa Dowladda Soomaaliya, Maamulka Gobolka Banaadir iyo Hey’addaha kale ee ka shaqeeya Arrimaha Bani’aadanimada inay Gargaar lana soo gaaraan maxaa yeelay waxaan nahay Dad dhimaabeysan waxaana soo marnay meelo badan si-aan Xamar u soo gaarno” Waa Qaar kamidda Dadka oo aan soo wareysanay.

Cali Macalin C.laahi iyo Maamo Aamino oo kamidda Dadkan ayaa dhankooda hadlay waxyaabaha ugu daran oo ay hadda u baahan yihiin iyo xiliga ay soo gaareen Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Deegaanka Sarkuusta oo hadda ay ku sugan yihiin.

“Dadkan waxaa ay soo gaareen Magaaadda muqdisho Mudo hal Todobaad ah ka hor, waxyaabaha ugu daran oo hadda u baahan yihiin waxaa kamida Guryo, Cunto iyo Waxyaabaha Nolosha Aadanaha muhiimka u ah.

Intii ay Wadadda ku soo jireen ayaa Carruurta Qaarkamida soo dhinteen kadib markii dhibaatada heysatay ay siisiyaaday.

Meelo badan oo kamida Soomaaliya ayaa waxaa ka da’ay Roobka, wxaaana ay taas sababtay in Goboladda Soomaaliya ay Wabiyadu ka maraan Fatahaad sameeyeen fatahaadaas oo keentay in Dadku Deegaanadoodii isaga Barakacaan.

W/D Cali Axmed Sheekh

Previous Post

Ciidan ka tirsan Booliska Soomaaliyeed oo tababar loogu soo xiray dalka Jabuuti+Sawirro

Next Post

Jawaari oo ka tacsiyeeyey geeradda ku timid Cali Ibraahim Maxamed Cali

Next Post
Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeeysay geerida Abwaan Cali Sugule

Jawaari oo ka tacsiyeeyey geeradda ku timid Cali Ibraahim Maxamed Cali

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In