Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dad Xoolo dhaqato ah iyo Al-Shabaab ku dagaallamay Gobolka Mudug

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Dad Xoolo dhaqato ah iyo Al-Shabaab ku dagaallamay Gobolka Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyada Al-Shabaab iyo Dadka degaanka ayaa ka dhacay Tuulada Caad oo hoos timaadda Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug.

Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa xalay laga saary degaanka, ka dib dagaal culus oo ay ku qaadeen Dadka degaanku, balse saaka ayay mar kale Maleeshiyadu soo weerareen halkaas, iyagoo doonaya inay Dadka si xoog ah Lacago kaga qaadaan.

Dad ku sugan Tuulada Camaara oo u dhow degaanka Caad ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in halkaasi ay weli ka taagan tahay xaalad dagaal , waxay ka dalbadeen maamulka Galmudug inuu Shacabka ku Gacan siiyo dagaalka ay kula jiraan Kooxda Al-Shabaab.

Dhowr jeer oo hore ayay Dadka degaanka iyo Al-shabaab ku dagaallameen Tuulooyin hoos yimaada Degmada Xarardheere, markii ay Dadka degaanka diideen dhac barer ah oo ay Al-Shabaab kula kaceen iyo inay Askareeyaan Carruurtooda.

Previous Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo daah furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Caasimadda ee shanta Sano

Next Post

Somali Identification Team Meets with World Bank Officials to Boost ID Efforts in Somalia

Next Post
Somali Identification Team Meets with World Bank Officials to Boost ID Efforts in Somalia

Somali Identification Team Meets with World Bank Officials to Boost ID Efforts in Somalia

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In