Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dadka Ka Barakacay Tuulooyin Hoostaga Wanlaweyn Oo Codsaday In Gurmad Lala Soo Gaaro

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wabiga Shabeelle ayaa fatahaado ka sameeyay deegaanno iyo tuulooyin hor leh oo hoos taga Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose, kuwaasi oo bur buriyay dalagyadii beeraha ka soo go’ilahaa  iyo bakaarahii dadku ay badarka ku keydsanayeen, iyagoo codsaday in kaalmo beni’aadanimo lala soo gaaro.

Shacabka ku nool deegaannadan ayaa waxa ay ka barakacayaan tuulooyinkii ay deganaayeen, maadaama uu saameyn xoogan ku yeeshay bulshada fatahaadda webiga, iyadoo ay soo food saartay xaalad adag oo dhinaca nolosha ah iyo cuduro ka dhashay fatahaadda Wabiga Shabeelle

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Malaaq Cabdullaahi Suleymaan Cumar oo ka mid ah waxgaradka Degmada Wanlaweyn oo ka hadlay dhbaatooyinka  ka dhashay fatahaadda Wabiga Shabeelle ayaa tilmaamay in bulshada deegaannadaas ku nool ay soo wajahday xaalad adag oo xagga nolosha ah, isagoo baaq u diray maamulka Koonfur Galbeed iyo shacabka Soomaaliyeed inay u gurmadaan dadka ka barakacay tuulooyinka hoostaga Degmada Wanlaweyn.

Mudooyinkan ayaa waxaa soconayay dadaalo kala duwan oo wax looga qabanayo dadka ay saameeyeen fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

Previous Post

Sii Hayaha Wasiirka Cadaaladda Oo Dhagax Dhigay Dib U Dayactirka Dhismaha Wasaaradda “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirkii Hore Haweenka Ee Puntland Oo Madaraso Gabdhaha Lagu Baro Xifdinta Qur’aanka Ka Hirgelisay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirkii Hore Haweenka Ee Puntland Oo Madaraso Gabdhaha Lagu Baro Xifdinta Qur’aanka Ka Hirgelisay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Wasiirkii Hore Haweenka Ee Puntland Oo Madaraso Gabdhaha Lagu Baro Xifdinta Qur'aanka Ka Hirgelisay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In