Sunday, November 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waddo interlock ah oo laga dhagax dhiggay Dagmada Yaaqshiid

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Waddo interlock ah oo laga dhagax dhiggay Dagmada Yaaqshiid
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa dhagax-dhisay dhismaha waddo Interlock ah oo laga hirgelinaayo Wadada Dayax Mall ee Degmada Yaaqshiid, taasi oo isku xireysa Hotel Golden illaa Isbitaalka Qaadi.

Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid Mudane Suleymaan Maxamuud Fargax oo ka hadlay munaasabadda dhagaxdhiga, ayaa sheegay in muumulkiisa oo kaashanaya shacabka iyo Ganacsatada ay u istaageen sidii loo dhisi lahaa wadadaan oo qeyb ka qaadaneysa horumarinta Kaabayaasha isku socodka Degmada Yaaqshiid.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Munaasabadda Caleema-saarka hoggaanka Hirshabelle

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Munaasabadda Caleema-saarka hoggaanka Hirshabelle

November 8, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

November 8, 2026

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh),ayaa soo dhaweeyay Qorshaha isku tashiga Bulsho ee lagu horumarinaayo waddooyinka Degmada Yaaqshiid, waxa uuna xusay in Maamulka Gobolka Banaadir ay ka go’an tahay horumarinta Kaabayaasha isku socodka Bulshada.






Previous Post

Wasiirka Amniga Gudaha oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya 

Next Post

Guddoomiyaha Xariirka kubadda Cagta Soomaaliyeed oo Gaaray Gaalkacyo 

Next Post
Guddoomiyaha Xariirka kubadda Cagta Soomaaliyeed oo Gaaray Gaalkacyo 

Guddoomiyaha Xariirka kubadda Cagta Soomaaliyeed oo Gaaray Gaalkacyo 

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Munaasabadda Caleema-saarka hoggaanka Hirshabelle

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Munaasabadda Caleema-saarka hoggaanka Hirshabelle

November 8, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha dib loo doortay ee Dowlad...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

November 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada...

Weerar sababay khasaaro nafeed oo lagu qaaday saldhig ku yaalla dalka Colombia

Weerar sababay khasaaro nafeed oo lagu qaaday saldhig ku yaalla dalka Colombia

November 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Militariga Dawladda colombiya ayaa shaaciyey in saddex askari oo kamid ahaa Ciidnkooda la dilay halka ugu yaraan...

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Galmudug oo Saraakiil u qabatay tababar heer sare ah

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Galmudug oo Saraakiil u qabatay tababar heer sare ah

November 8, 2026
0

Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa qabatay tababar dib-u-xoojin aqooneed iyo xirfadeed oo loogu talagalay saraakiisha iyo xubnaha Ciidanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In