Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjiraha Soomaaliya ee Suudaan iyo wasiirka Xanaanada Xoolaha dalkaasi oo ka wada Hadley arrimo dhowr ah+sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Danjiraha Soomaaliya ee Suudaan iyo wasiirka Xanaanada Xoolaha dalkaasi oo ka wada Hadley arrimo dhowr ah+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

kulankan oo ka dhacay caasimadda Suudaan ee Khaartuum ayaa u dhexeeyay Safiirka Soomaaliya ee dalkaasi Amb Maxamed Sheekh Isxaaq oo uu wehliyo u qeybsanaha ganacsiga ee safaaradda iyo Wasiirka wasaaradda  Xanaanada Xoolaha ee wadankaasi Suudaan.

Mas’uuliyiintan ayaa kawada hadlay adkeynta xiriir labada Dowladood Soomaaliya iyo Suudaan,gaar ahaan wasaaradaha labada dal ee Xanaanada Xoolaha,sida uu Wakaaladda SONNA uu u sheegay Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Waxaan ka wadahadalnay Horumarinta xiriika labada dal,gaar ahaan labada wasaaradood,Is dhaafsi khibrado, booqashooyin iyo in heshiis is afgarad ah la sameeyo iyo taba baro waana soo dhaweeyeen,wayna balan qaadeen in arrimahaasi aan ka wada shaqeyno”.ayuu yiri danjire Maxamed Sheekh Isxaaq oo Wakaaladda Wararka(SONNA) u waramay.

Dhawaan ayuu xafiiska la wareegay danjiraha Soomaaliya ee Suudaan Maxamed Sheekh Isxaaq,wuxuuna dadaal ugu jiraa dardargelinta howlaha diblomaasiyadeed ee horyaal.

Previous Post

Guddoomiye Ibraahim Dheere oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Dakhliga dowladda Hoose+Sawirro

Next Post

Consultation process for spectrum, numbering and interconnection policies launched

Next Post
Consultation process for spectrum, numbering and interconnection policies launched

Consultation process for spectrum, numbering and interconnection policies launched

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In