Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Zimbabwe ee India oo kawahadlay qorshaha shirka u dhaxeeya Afirca iyo India

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Danjirayaasha Soomaaliya iyo Zimbabwe ee India oo kawahadlay qorshaha shirka u dhaxeeya Afirca iyo India
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjiraha Soomaaliya u fadhisa dalka India Marwo Faadumo Cabdullaahi Maxamuud ayaa xafiiskeeda ku qabishay Safiirka Jamuuriyadda Zimbabwe ee dalkaas u jooga DR G.M CHAP ARE Kulanka labada Safiir ayaa waxaa ay kaga wada hadlen xiriirka labada dal u dhexeya, Arrimaha guud ee Africa iyo Qorshooyinka Shirarka Safaradaha Africa ee ka socda magaalada New Delhi ee India

Ugu horeyn Danjire Faaduma ayaa kuso dhawesay Safiirka xafiiskeeda waxaa ayna uga warbixisay xaaladda guud ee dalkeena Soomaaliya uu marayo iyo kaliinta Safaaradda ay kaga jirto hawsha socata.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dhankiisa Safiirka Zimbabwe ayaa ka waramay xalaadda dalkiisa iyo hawsha safaaradda ay hayso Kulanka waxa si aad ah loogu lafa guray shirarka kala duwan ee quseeya arrimaha Africa.

Bartamaha bisha kowaad ee sanadka soo socda ayaa loo madal sanyahay Shirweynaha India iyo Africa oo sanadkiiba mar lagu qabto dalkaas.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Faahfaahiyey Heshiiskii Alhu sunna

Next Post

Wasiirka Maaliyadda iyo Wakiilka Q M oo ka hadlay habeynta iyo hormarka Maaliyadda dalka+Sawirro

Next Post
Wasiirka Maaliyadda iyo Wakiilka Q M oo ka hadlay habeynta iyo hormarka Maaliyadda dalka+Sawirro

Wasiirka Maaliyadda iyo Wakiilka Q M oo ka hadlay habeynta iyo hormarka Maaliyadda dalka+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In