Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjirayaasha Soomaaliya u fadhiya Malaysia iyo Algeria oo Hambalyo u diray Madaxweynaha cusub

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf u sameeyay musharraxiintii uu ka guuleeystay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya wadanka Malaysia Abuukar Cabdi Cusmaan ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

“Mudane Madaxweyne Hambalyo, Ilaahay ha kugu guuleysiiyo xilka culus, kii dalkiisa iyo dadkiisa dhibka ka saara Allaha kaa dhigo, Madaxweyne waxaan kuu rajaynaa guul” ayuu yiri Danjiraha Soomaaliya u fadhiya wadanka Malaysia.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhanka kale Danjiraha Soomaaliya u fadhiya wadanka Algeria  Cabduwahaab Macalin Maxamed oo isna la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa hambalyo wuxuu u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee la doortay.

Danjire Cabduwahaab ayaa sheegay in Madaxweynaha cusub uu ku yimid rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, isla markaana uu u rajaynayo inuu Alle uu la garab galo xilka culus ee uu qaaday.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa doortay Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kaas oo noqday Madaxweynaha afarta sano soo socota ee Soomaaliya.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo shacabka ka codsaday iney joojiyaan dibadbaxyada+Daawo Video

Next Post

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Kuwait oo u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

Next Post
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Kuwait oo u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Kuwait oo u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In