Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjire Jabriil oo kulan mira dhal ah la qaatay Safiirka Denmark ee Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Danjire Jabriil oo kulan mira dhal ah la qaatay Safiirka Denmark ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa kulan mira dhal ah la qaatay Safiirka Denmark ee Soomaaliya Ambassador Steen Sonne Andersen iyo diblomaasiyiin kale oo ay ka wada hadleen sare u qaadidda xiriirka diblomaasiyadeed iyo xoojinta iskaashiga labada dal.

“Waxaan kulan wax ku ool ah la yeelanay Amb. Steen Sonne Andersen iyo diblamaasiyiin kale, anagoo ka wada hadalnay horumarka siyaasadeed iyo xoojinta iskaashiga aan la leenahay Denmark. Iyadoo labada Dal Soomaaliya & Denmark ay ka wada shaqeynayaan sidii fadhiyada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay #UNSC 2025-2026, ay ahmiyadda koowaad u saari lahaayeen isbadalka cimilada, nabadda. iyo ammaanka caalamka oo sii xoogaysanaya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Danjire Jabriil ayaa xusay in labada dhinac ay xoojinayaan xiriirka saaxiibtinimada ee ku saleysan danaha wadaagga ee labada dal, ayna ka go’antahay ka wada shaqeynta horumarka iyo Amniga. Denmark waxa ay ka midtahay saaxiibada taageera horumarka Soomaaliya.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa dadaal xoogan ugu jiro sidii Soomaaliya ay u xoojin lahayd cilaaqaadka ay la leedahay wadamada Caalamka.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo kormeeray xarunta Hay’adda SoDMA

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay shirka dhaqaalaha Adduunka

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay shirka dhaqaalaha Adduunka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay shirka dhaqaalaha Adduunka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In