Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjire Jabriil oo kulan mira-dhal ah la qaatay Safiirka Korea ee Kenya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Danjire Jabriil oo kulan mira-dhal ah la qaatay Safiirka Korea ee Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa xarunta Safaaradda ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriyada Koonfureed ee dalka Kenya Ambassador KANG Hyung-shik.

“Waxaa maanta xarunta Safaaradda ku qaabilo H.E. KANG Hyung-shik, Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriyada Koonfureed oo aan ka wada hadlay yeelanay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya #Soomaaliya & Jamhuuriyadda #Korea. Labada dal ayaa hadda waxa ay ka wada tirsanyihiin xubnaha aan joogtada ahayn Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay”. Ayuu yiri Danjire Jabriil.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Danjiraha ayaa bidhaamiyay in labada dhinac ay kulankooda diiradda ku saareen dardargelinta arrimaha quseeya danaha wadaagga ah ee labada dal.

Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa hadalkiisa ku soo gunaanaday. “Waxaan mar kale xaqiijinay sida ay nooga go’antahay xoojinta iskaashiga iyo cilaaqaadka laba geesoodka ah iyo sare u qaadidda wada shaqayn balaaran oo dhexmarta #Somalia & #Korea.

Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa dadaalo xoogan ugu jira sidii loo xoojin lahaa xiriirka Diblomaasiyadeed ee ay Soomaaliya la leedahay dalalka caalamka, taasi oo iminka laga dareemayo galaangalka siyaasadeed ee ay Soomaaliya ku leedahay Caalamka.

Previous Post

The Danger of Reversing Course and the Prospects for the Future of Somalia

Next Post

Hay’adda NISA oo ku raad joogto horjooge ka tirsan Khawaarijta

Next Post
Hay’adda NISA oo ku raad joogto horjooge ka tirsan Khawaarijta

Hay’adda NISA oo ku raad joogto horjooge ka tirsan Khawaarijta

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In