Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjire Maxamed Cabdi Afeey oo kormeeray Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab”SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Danjire Maxamed Cabdi Afeey oo kormeeray Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab ee ku yaala Waqooyi Bari ee Dalka Kenya ayaa waxaa shalay kormeer shaqo ku tegay Ergayga gaarka ah ee Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga UNHCR ee u xil saaran arrimaha Qaxootiga Soomaaliyeed Danjire Maxamed Cabdi Afeey.

Ujeedada safarkiisa shaqo ayaa aheyd sidii uu ugu kuurgali lahaa xalaadda nololeed ee ka jirta Xeryahaasi,waxa uuna soo kormeeray xerada Qaxootiga ee Xagar-dheer, isagoo si gaar ah u booqday Cisbitaalka weyn xeradaasi, waxaana uu halkaasina ku soo indha indheyay meelaha Dadka bukanka ahi ay jiifan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Danjire Afeey waxaa kaloo uu booqday Xafiska hey’adda UNHC ee Xerada Xagar-dheer, kadib waxa uu Xarunta hey’addaasi ee Degmada dhadhaab kula kulmay Gudiga Xeryaha Qaxootiga ee dhadhaab, isagoo sheegay in dhawaan loo magacabay Eryga gaarka ah ee hey’adaasi u xilsaran arrimaha Qaxootiga Soomaaliyed ee Gobolka.

“Waxaan dhawaan booqday xeryaha qaxootiga ee Dalka Jabuuti ayna ku jiraan Qaxooti Soomaaliyeed maantana dhadhaab ayaan joogaa, berrina waxaan aadi doonaa Dalka Ugandha waxaa xiga oo aan taki Wadamada Itoobiya iyo Yemen” ayuu yiri Danjire Afeey.

Ergayga gaar ah ee u xlisaaran arrimaha Qaxootiga Soomaaliyeed ayaa waxa uu ugu dambeyntii sheegay in uu ku dadaali doono sidii wax looga qaban lahaa xaalada Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira Dalalkaasi,isagoo xusay in uu kala hadli doono Wadamadaasi qaxootiga ay hayaan inta soomaaliya ka xasilaaneeyso, ciddii doontana ay iskeed u noqon karto.afey1afey2afeyafey5afey1

Previous Post

Doorashada Aqalka Hoose oo markale ka bilaabaneysa Kismaayo iyo Baydhaba

Next Post

Donald Trump oo ku guuleystay Xilka Madaxtinimo ee dalka Mareykanka

Next Post
Donald Trump oo si rasmi ah loogu doortay in uu noqdo musharaxa xisbiga Jamhuuriga

Donald Trump oo ku guuleystay Xilka Madaxtinimo ee dalka Mareykanka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In