Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjire Maxamed Cabdullaahi oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibedda Serbia

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Danjire Maxamed Cabdullaahi oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibedda Serbia
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed oo uu weheliyo Ku-xigeenkiisa Mudane Ismaaciil Aadan ayaa maanta kulan shaqo-wadaag ah la qaatay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Serbia Mr. Nikola Stojanoviฤ‡.

Intii wada-hadalku socday, waxaa xoogga lagu saaray sii socoshada xiriirka saaxiibtinimo ee u dhexeeya Serbia iyo Soomaaliya iyo u diyaargarowga labada dal ee dhanka iskaashiga iyo isweydaarsiga gacansiga iyo khibradda Siyaasadda, tababaraddda Saraakiisha Ciidamaddda ee sanadkan imaan doonaa iyo sidoo kale ardayda Waxbarashada minxadda ah ku imaan doona dalka Serbia.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Mr. Stojanoviฤ‡ ayaa uga mahadceliyey Soomaaliya taageerada siyaasiga ah ee joogtada ah ee ay siiso Jamhuuriyadda Serbia, wuxuuna hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay sii wadida iyo sii wanaajinta iskaashiga dhinacyada danta guud.

Previous Post

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ ๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐œ ๐ค๐š๐ฅ๐ž

Next Post

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š, โ€M๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐€๐๐ก๐ข-๐‚๐š๐๐๐ž๐ž๐ฒ๐ž ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ก๐ž๐ฅ๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š ๐ฑ๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐ž๐ž๐๐š ๐๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐š๐กโ€

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka ร‡aฤŸrฤฑ Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In