Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daraasad laga sameeyay abaaraha dalka ku dhuftay oo lagu soo bandhigay Kismaayo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Daraasad laga sameeyay abaaraha dalka ku dhuftay oo lagu soo bandhigay Kismaayo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan wadatashiga ah oo looga hadlay daraasaddi laga sameyay abaarahii ka dhacay dalka sanadihii 2016-2017 ayaa lagu qabtay magaalada kismaayo kaas oo ay ka qeybgaleen mas’uulayiinta Wasaaradda Qorsheynta oo shirka wadatashiga soo qaban qaabisay iyo xubno kale.

Daarasadda waxay qeexaysaa dhibaatada ka dhalatay abaarahii ka dhacay dalka, waxybaaha ugu badan ee keena abaaraha iyo sida looga gaashaman karo, iyadoo diirada la saarayo sidii loo qaadan lahaa natiijada ka soo baxday daraasadda.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta dowlad Gobleedka Jubbaland oo daraasadda si qota dheer uga hadlay qeybta quseeso ka Jubaland ahaan, waxaana uu tilmaamay sida wnaagsan ee ay dowladda uga go’antahay wax ka qabashada abaaraha oo si cilmiyeesan loo dursayo.

Cabdiqaadir Aadan Maxamed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ujeeddada kulanka ay tahay sidii looga hadli lahaa daraasadda la sameeyay, waxaana uu intaa ku daray in Daarasadan laga sameyay Gobalada Dalka, isla markaana ay tahay in markii ugu horeysay ee lagu soo bandhigayo xarunta KMG Jubbaland ee Kismaayo.

Mas’uuliyiinta Wasaaradda  Qorsheynta ayaa wada qorshe ah in daraasadan lagu soo bandhigo xarumaha Dowlad Gobaleedyada dalka, si wadajir wax looga qabto abaaraha dalka ku soo noq noqatay.

W/D: Cabdirashid Nuur Ibraahim

Previous Post

Tababar ku saabsan ilaalinta Xuquuqda carruurta oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Gaalkacyo: Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay Xarunta Nabadeynta iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Next Post
Gaalkacyo: Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay Xarunta Nabadeynta iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Gaalkacyo: Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay Xarunta Nabadeynta iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliyeed "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In