Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deegaanka Dacdheer oo Cadaado hoosyimaada oo biya la’aani ka jirto “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Deegaanka Dacdheer oo Cadaado hoosyimaada oo biya la’aani ka jirto “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deegaanka Dacdheer oo Cadaado hoos yimaada dhinaca woqooyi barina ka xiga 70-km oo ah dhul daaqsimeed xooluhu ay ku badanyihiin ayaa waxaa ka taagan biyo la’aan saamaysay dadka iyo duunyada.

Deegaankaas ayaan lahayn ceelbiyooad, waxaana laga cabaa ceelgacmeedyo dhaadheer oo an biyo fiican lahayn.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Calidhuux Xuseen Khayre oo ka mid ah Odayaasha deegaanka ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in xilliyada jiidaaku dheeraado ay ceelashan guraan oo la isaga hayaamo deegaanka Dachdeer, markaas oo fuustada biyaha ahi gaarto 70-kun oo Sh So ah.

Caruuse Nuur Shuuriye iyo Farxaan Maxamed Dhoore oo ka mid ah waxgaradka gobolkan oo deegaankaasi booqday ayaa iyaguna qayladhaantooda ku biiriyay in wax laga qabto baahiyada Dacdheer.

Dacdheer ayaan sidoo kale lahayn adeeg caafimaad iyo waxbarasho, waxaana tdobaadkan dhiigbax ugu dhintay laba Haween ah.

DSC03895 DSC03896 DSC03900 DSC03902 DSC03904 DSC03906 DSC03926

Maxamuud Cabdi Diirshe

Previous Post

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo koontarool ku sameyn doonto dawada xoolaha

Next Post

Wasiirka arrimaha dibadda oo ka qeybgalay shirki ugu horreeyay ee wadamada carabta iyo India+Sawirro

Next Post
Wasiirka arrimaha dibadda oo ka qeybgalay shirki ugu horreeyay ee  wadamada carabta iyo India+Sawirro

Wasiirka arrimaha dibadda oo ka qeybgalay shirki ugu horreeyay ee wadamada carabta iyo India+Sawirro

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In