Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deeq la gaarsiiyay qoysas ku nool Gobolka Bakool

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wasiiro ka tirsan maamulka Koonfurgalbeed oo booqday degmada Waajid
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqdaan ay iska soo uruuriyeen Culimada kusugan Magaalada Nairoobi oo uu ugu horeeyo Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxa lagaarsiiyay dadka Abaaraha  Saameeyeen  ee ku nool magaalada Xuddur, gaar ahaa degaannada Moora-gaabay, Weerow Tuulada Sarmaan iyo Bukaanadii ku sugnaa Xaruunta lagu baxnaaneeyo dadka qaba Cudurka Shuban Biyoodka, oo maalmahaan dambe dadka uu soo ridanayo ay aad u kordheyso.

Deeqdaan waxay isugu jirtaa raashiin qalalan oo la gaarsiiyay dadka ku nool Tuulooyinka  iyo lacago cadaan ah oo loo qeybiyay bukaanada haatan jiifa Isbitaalka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Maxamed Kheyr Maxamed Nuur waa Maamulaha Shirkada Hormuud Telecom ee Degmada Xuddur  oo Culimada u soo wakiilatay in deeqdaan uu gaarsiiyo degaannada ugu daran ee saamaynta abaarta aad looga dareemayo ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in kaalmadan ay ka timid culimo Soomaaliyeed oo ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Ugu dambaytii Maxamedkheyr Maxamednuur ayaa baaq udiray cidkasta oo samafal ah in ay Ummaddaan dhibaataysan u soo gargaaraan.

Sikastaba ha ahaatee dhibaatada ugu daran oo degaannada Gobolka Bakool ayaa ah biyo la’aan daran oo dhamaan degaannada Gobolka ay kawada siman yihiin.

Previous Post

Xildhibaanada Aqalka sare oo meel mariyay xeer hoosaadka ay ku shaqeyn lahaayeen

Next Post

Agaasimaha cusub ee Radio Muqdisho oo xilka la wareegay “SAWIRRO”

Next Post
Agaasimaha cusub ee Radio Muqdisho oo xilka la wareegay “SAWIRRO”

Agaasimaha cusub ee Radio Muqdisho oo xilka la wareegay "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In