Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday ku nool Gaalkacyo oo deeq lacageed la gaarsiiyay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Arday ku nool Gaalkacyo oo deeq lacageed la gaarsiiyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqdaan lacageed oo ah mid alaaba Ururka Xanaano uu ku taakuleeyo qaar ka mida carruurta agoonta ee wax ka barata dugsiyada waxbarasho ee magaalada Gaalkacyo ayaa maanta mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda waxbarashada Galmudug waxa ay gaarsiiyeen ilaa 80 carruur agoon ah oo wax ka barta dugsiyada Hoose Dhaxe ee magaalada Galkacyo ee xarunta Gobalka Mudug

Xabiibo Maxamuud Cabdi Koofuroow oo wakiil u ah ururka Xanaano ee deeqdaan soo dhiibay ayaa sheegtay inay ugu talagaleen carruurta agoonta ah ee wax ka baratay Gaalkacyo.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Deeqdaan waxaa bixiyay ururka Xanaano oo ah urur ka taakuleeya dhanka waxbarshada iskuulka iyo Quraanka qaar ka mid ah agoonta wax ka barata magaalada Galkacyo, agoontaasi oo gaareeysa ilaa 80 arday oo isugu jira wiilal iyo gabdho” ayay tiri Xabiibo.

Qaar ka mid ah ardayda agoontaa ee deeqda la gaarsiiyay ayaa dhankooda uga mahad celiyay ururka Xanaano taakuleynta waxbarasho ee ay ugu deeqeen, iyagoo ka codsaday in ay usii wadaan taakuleeyntaasi inta ay awoodaan

Ugu danbeena kormeeraha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Galmudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye ayaa faah faahin ka bixiyay muhiimadda ururka Xanaano uu ka taakuleeynayay ardaydaan dhanka waxbarashada.

“Ururka Xanaano waxa uu bilaabay in ardaydaan uu ka taakuleeyo dhanka waxbarashada maadiga iyo Diiniga sanadkii 2008, tirada ardayduna waa 80 araday oo wax ka barta qaar ka mid ah dugsiyada waxbarasho ee ku yaala magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, waana uga mahad celineynaa ka Wasaarad ahaan” ayuu yiri kormeeraha Wasaaradda waxbarashada Galmudug.

Aradaydaan agoontaa ee maanta la gaarsiiyay deeqda lacageed ayaa ka mid ah boqalaal arday oo agoon ah oo waxka barta qaar ka mid ah deegaanada Galmudug  oo Ururka Xanaano ay ka bixiyaan dhaqaalaha waxbarashada maadigaa iyo tan Qur’aanka kariimkaa.

1 (1) 1 (2) 1 (3) 1 (4) 1 (8) 1 (10) 1 (12) 1 (13) 1 (15) 1 (17) 1 (18) 1 (19) 1 (20) 1 (21)

W/D C/risaaq Maxamed Axmed Galkacyo

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka oo xarigga ka jaray waddo dayactir lagu sameeyay “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In