Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deeq Xoolo ah oo lagu wareejiyey Taliska guutada 9aad ciidanka xoogga dalka ee Gobolka Bakool “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Deeq Xoolo ah oo lagu wareejiyey Taliska guutada 9aad ciidanka xoogga dalka ee Gobolka Bakool “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka ee Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Maxamed  iyo ganacsatada magaalada Xudur ayaa deeq xoolo oo ay ku dhiira gelinayaan ciidamada guutada 9-aad oo guulo lataaban karo ka keenay howlgalkii ay ku galbinayeen baabuurtii ganacsiga ee Xuddur soo gaaray ku wareejiyey Taliyaha guutada 9aad ciidanka xooga dalka ee gobolka bakool Cali Ibraahim Habad.

Lixda neef geela ah ee lagu wareejiyay ciidamada saddex ka mid ah oo uu bixiyey Wasiir Xasan Xuseen Maxamed waxaa wakiil uga ahaa Maareeye ku-xigeenka garoonka diyaaradaha Degmada Xudur Saalax Xasan Maxamuud.

Related posts

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026

Guddoomiyaha ganacsatada Degmada Xudur Hirow Sanweyne ayaa sheegey in ciidamada ay ka mudanyihiin dhiiragelin intaa ka badan.

Taliyaha guutada 9aad qeybta 60 aad ciidanka xooga dalka ee Gobolka Bakool Cali Ibraahim Habad ayaa maamulka koonfur Galbeed iyo ganacsatada uga mahadceliyey geela ay ku wareejiyeen.

Agaasimaha Madaxtooyada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdulaahi Cali Watiin ayaa ciidamada iyo bulshada ku bogaadiyey in ay u midoobaan ladagaallanka argagixisada Al-Shabaab, si looga cirib tiro guud ahaan deegaannada Gobolka Bakool.

Previous Post

Wasiirka Qorsheynta oo ka qayb galay kulan ay isagu imaanayeen Wasiirada Qorsheynta Dowladaha Carabta “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Qorsheynta oo qaabilay mas’uul ka tirsan dowladda Finland “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Qorsheynta oo qaabilay mas’uul ka tirsan dowladda Finland “SAWIRRO”

Wasiirka Qorsheynta oo qaabilay mas’uul ka tirsan dowladda Finland “SAWIRRO”

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In