Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deg Deg: Horjoogayaal sar sare oo ku dhawaaqay inay ka baxeen Alshabaab “Dhegayso Waraysi”

admin by admin
9 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Deg Deg: Horjoogayaal sar sare oo ku dhawaaqay inay  ka baxeen Alshabaab  “Dhegayso Waraysi”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waraysi uu siiyay Radiomuqdisho codka Jahuuriyada Soomaaliya Macalin Geedoow Aadan Abuukar oo ahaa Horjoogihii Alshabaab ee gobolka Baay ayuu kaga dhawaaqay inay Alshabaab ay isaga baxeen  isaga  iyo Horjoogihii Alshabaab ee gobolka Gedo Cabdiraxmaan Fiiloow

Macalin Geedoow waxa uu tilmaamay inay isku fahmi waayeen Alshabaab joojinta dhibka ay ku hayaan bulshada Soomaaliyeed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

waxa uu sheegay inay aqbaleen baaqii Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya ee ahaa inay Alshabaab isaga baxaan Horjoogayaasha iyo Maleeshiyaadka ka barbar dagaalama ayna diyaar u yihiin dagaal ka dhan Alshabaab oo uu ku tilmaamay inay yihiin cadowga dadka iyo dalka Soomaaliyeed

waxaa uu sheegay inay heystaan ciidan xooggan oo Alshabaab ay isaga difaacaan, waxaa uu ku daray inay yihiin Khawaarij dhiiga dadka banaysatay, muda 8 bil ahna uu taagnaa khilaafkooda.

Halkan ka dhegeyso Codka Waraysi Horjoogihii Baay Macalin Geedoow Aadan

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/03/Waraysi-Macalin-Geedoow-Aadan-Abuukar-Horjoogihii-Alshabaab-ee-Gobolka-Bay-.mp3
Previous Post

Dood cilmiyeed ku saabsan Dastuurka oo Muqdisho lagu qabtay “SAWIRRO”

Next Post

Nicolas Sarkozy oo loo haysto lacago sharci darro ah  oo uu ka helay Qaddafi

Next Post
Nicolas Sarkozy oo loo haysto lacago sharci darro ah  oo uu ka helay Qaddafi

Nicolas Sarkozy oo loo haysto lacago sharci darro ah  oo uu ka helay Qaddafi

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In