Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda sare ee ciidanka Qalabka sida oo xukun dil ah ku riday Xasan Xanafi

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Maxkamadda sare ee ciidanka Qalabka sida oo xukun dil ah ku riday Xasan Xanafi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta go’aan kama dambeys ah ka gaartay kiiska Xasan Xanafi Xaaji oo loo heysto dilalka suxufiyiin dhowr ah.

Maxkamadda sare ee ciidanka qalabka sida oo maanta u fadhiisatay dhageysiga dacwad cibaaqaadkii loo heystay Xasan Xanafi oo racfaan ka qaatay xukunkii dilka ee 3-dii bishan ay ku riday maxkamadda darajada koowaad ayaa maanta markale Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ku riday xukun dil ah, iyadoo goobta maxkamadda ay ku sugnaayeen suxufiyiin dhowr ah.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida Liibaan Cali Yarrow ayaa sheegay in maxkamadda saree ciidanka ay ku raacday xukunkii 3-dii bishan ay riday maxkamadda darajada koowaad kaasi oo ahaa dil toogasho.

Xasan Xanafi ayaa ku luglahaa dilalka wariyeyaal dhowr ah oo lagu dilay Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobollada kale ee dalka.

Previous Post

Wasiirada Difaaca dalalka Saxaraha ka hooseeya oo shir ugu soo gabo gaboobay Masar

Next Post

Allaha u naxariistee Dr Aadan Xaaji Ibraahin oo ku geeriyooday dalka India

Next Post
Allaha u naxariistee Dr Aadan Xaaji Ibraahin oo ku geeriyooday dalka India

Allaha u naxariistee Dr Aadan Xaaji Ibraahin oo ku geeriyooday dalka India

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In