Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay Xasan Aadan Isxaaq oo ka tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab.
Xasan ayaa wuxuu ka mid ahaa dadkii loo qabtay Musiibadii 14-kii October ee 2017-ka wuxuuna waday Gaari labaad oo isla maalintaasi ku qarxay meel aanan ka fogayn isqoyska Soobe.
Faah faahin dheeraad ah goor dhow la soco