Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

DEG DEG: Zidane oo iska casilay shaqadda Real Madrid

admin by admin
8 years ago
in Ciyaaraha
0
DEG DEG: Zidane oo iska casilay shaqadda Real Madrid
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 

Real Madrid ayaa leyliyehiidii Zidane, waxa uu ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka tababarnimo.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ninka reer France ayaa helay seddex mar oo xiriir ah koobka Champions Leaguem, waxa kale uu ku guulleystay horyaalka Spain ee La Liga.

Zidane ayaa wax badan ku faahfaahiyay shir jaraa’id uu qabtay maanta oo Khamiis ah.

“Kooxda waxa ay u baahan tahay inay sii wadato guullaheeda, waxa ay u baahan tahay isbeddel, aniga waan jeclahay kooxdan, madaxweynaheedda waxa uu isiiyay fursad aan ku maamulo kooxdii aan u soo ciyaaray taasna waxa ay aheyd riyadeyda, waxaan oggaaday in isbeddel loo baahan yahay taas ayaana keentay inaan qaato go’aanka is-casilaadda.” Zidane ayaa sidan u sheegay wariyayaasha.

Madaxweynaha kooxda cad cadka Florentino Perez oo ka hadlay go’aanka 45-sanno jirka ayaa waxa uu yiri: “Waa go’aan aan la qaadan karin, waa maalin ay u xun tahay qof walba oo kooxdan ka shaqeeyo, waan aqbalnay ugu dambeyn go’aankaasi.”

Zidane ayaa xilkan tababarnimo waxa uu la wareeggay bishii January sannadkii 2016.

Previous Post

Danjire Cali Saciid Fiqi oo warbixin Ku saabsan Xaaladda Tahriibayasha siiyay Madaxweynaha JFS.

Next Post

Wasiirka cusub ee Warfaafinta oo maanta soo gaaray Muqdisho+sawirro

Next Post
Wasiirka cusub ee Warfaafinta oo maanta soo gaaray Muqdisho+sawirro

Wasiirka cusub ee Warfaafinta oo maanta soo gaaray Muqdisho+sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In