Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Degmada Kaxda oo la hirgeliyay waddooyin hor leh “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Degmada Kaxda oo la hirgeliyay waddooyin hor leh “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Degmada Kaxda   ayaa  waxaa   si xawli ah  uga socda   isbadal  dhanka    isdhaxgalka Bulshada  iyo  Hurumaro  adeegyada    Bulshada   ah  si   dhismayaal iyo xarumo ganacsi, goobo Waxbarasho iyo garoomo is boorti  oo horleh, taasi oo muujinaysi   dadaalka  iyo  iskaashiga  wadajirka ah    ee  aan kala go’a lahayn   ee  ay samayeen   qaybaha  bulshada  iyo Maamulka  oo iskaabaya .

Bulshada   Degmada   oo horay dhibaato ku   qabay burburka waddooyinka  ayaa      soo dhaweeyay  furida  wadooyin horleh iyo dayactirka  wadooyinkii burbursanaa oo uu wado Maamulka,  isagoo Kaashanaya  Bulshada .

Related posts

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

August 31, 2026
Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026

Xoghaya Degmada Kaxda Xaawa luul   Nuur Maxamad  ayaa sheegtay inay fureen 60 jid waxaana ay tilmaamtay  inaysan jirin cid gacan ku siisay marka laga reebo   bulshada iyo Maamulka Degmada oo isbiirsanaya, aydoo dadka ay iska soo Aruuriyeen Lacago qorshashaasi  oo qayb ka ah Ku dhiso dalkaaga Hal doolar.

“Qaybaha bulsahada waxaan ku baraarujinay inay  isku day muujiyaan ku aadan inay  horumariyaan degmadaasi, waxaana  rajaynayaa in jidadka aan furnay aan  saarno Jaay,  waxaana   dhamaystiri doonaa waddooyinka noo harsan,   Waddooyinka aan Furnay    Waxaa Ka Mid ah  Ceel Cismaan Cali  ‘Buurta Cali Janaale  ‘Kalkaal iyo Wadooyin kale” ayay tiri Xaawo Luul.

Guddoomiyaha Degmada Kaxda Maxamad Ismaaciil Cabddulaahi ayaa sheegay in Degmada intii uu joogay  ay ku talaabsatay horumaro kala duwan  marka loo eego meeshii ay taagnayd markii uu xilka La wareegay,  isagoo tilmaamay inay tahay  talaabo  horay loo qaaday”

“Dhulalka Degmada  80% waa dhul banaan, waxaana ujeedinayaa bulshada  Degmada   ee leh dhulalkaasi inay dhistaan,  isagoo tilmaamay  hadii  dadka  leh  dhulalkaasi  ay uhogaansami waayaan baaqaasi ay Dawladdu kala wareegi Doonto” ayuu yiri Guddoomyaha Degmada Kaxda.

vlcsnap-2016-11-18-14h44m20s968 vlcsnap-2016-11-18-14h44m03s514 vlcsnap-2016-11-18-14h43m41s770  vlcsnap-2016-11-18-14h43m21s044 vlcsnap-2016-11-18-14h42m47s645 vlcsnap-2016-11-18-14h42m15s644 vlcsnap-2016-11-18-14h42m10s279 vlcsnap-2016-11-18-14h42m35s962 vlcsnap-2016-11-18-14h42m27s880 vlcsnap-2016-11-18-14h42m52s952 vlcsnap-2016-11-18-14h41m21s767 vlcsnap-2016-11-18-14h41m02s525 vlcsnap-2016-11-18-14h40m56s653 vlcsnap-2016-11-18-14h40m49s122 vlcsnap-2016-11-18-14h40m30s276 vlcsnap-2016-11-18-14h40m22s268 vlcsnap-2016-11-18-14h40m03s598 vlcsnap-2016-11-18-14h40m17s247 vlcsnap-2016-11-18-14h40m44s215 vlcsnap-2016-11-18-14h40m46s564 vlcsnap-2016-11-18-14h40m08s729 vlcsnap-2016-11-18-14h40m36s727vlcsnap-2016-11-18-14h40m39s474vlcsnap-2016-11-18-14h43m11s646vlcsnap-2016-11-17-19h26m23s479 vlcsnap-2016-11-17-19h26m10s141 vlcsnap-2016-11-17-19h27m01s766

 

 

Previous Post

Taliyaha Ciidanka XDS oo lagu soo dhaweeyay Norwey

Next Post

Dhismaha waddo u dhexeysa Hobyo iyo Gaalkaacyo oo meel fiican mareysa “SAWIRRO”

Next Post
Dhismaha waddo u dhexeysa Hobyo iyo Gaalkaacyo oo meel fiican mareysa “SAWIRRO”

Dhismaha waddo u dhexeysa Hobyo iyo Gaalkaacyo oo meel fiican mareysa "SAWIRRO"

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

August 31, 2026
0

Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
0

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In