Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Degmada Xamar weyne oo laga bilaabay bur burinta dhismayaasha sharci darrada ah ee ku yaalo waddda hareeraheeda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Goobaha ganacsi ee sida sharci darrada ah ugu yaalla Waddada Maka Al-mukarama oo la bur buriyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka degmada Xamar weyne ayaa howlgaloo lagu burburinayo dhismayaasha sharci darrada ah maanta ka billaabay suuqa dahablaha ee Degmada Xamar weyne.

Guddoomiyaha Degmada Xamar weyne Mudane Cumar Shariif Jeeg ayaa suuqa Dahablaha ee Degmada maanta ka billaabay howlo dib loogu furayo waddooyinka xiran ee suuqaasi, iyadoo la burburiyay dhamaan dhismayaal si sharcidarro ah looga dhistay hareeraha waddooyinka.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026

Guddoomiye Jeeg ayaa sheegay in arrintani ay qeyb ka tahay qorshaha maamulkiisu uu ku soo celinayo bilicdi iyo nadaafaddi suuqaasi, wuxuuna ugu baaqay ganacsatada Degmada Xamar weyne iney gacan ka geystaan hirgelinta nidaamka dowliga ah oo ay u hogaansamaan awaamiirta ka soo baxaysa maamulka Degmada.

Arrintan ayaa imaaneysa iyadoo guddoomiyaha Degmada Xamar weyne Cumar Shariif Jeeg uu hore ugu digay kuwa sida sharcidarrada ah ugu ganacsada hareeraha suuqa, wuxuuna wacad ku maray in uu soo celinayo nidaamki iyo kaladambeynti, isagoo hoosta ka xariiqay in uu dhamaaday musuqmaasuqa.

 

 

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Sahro oo ah gabar Soomaaliyeed oo u sharxan Golaha deegaanka Gobolka Leuven ee dalka Belgium “Dhageyso”

Next Post
Sahro oo ah gabar Soomaaliyeed oo u sharxan Golaha deegaanka Gobolka Leuven ee dalka Belgium “Dhageyso”

Sahro oo ah gabar Soomaaliyeed oo u sharxan Golaha deegaanka Gobolka Leuven ee dalka Belgium "Dhageyso"

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
0

Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa warbixin uga dhagaystay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray, waddada laamiga ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In