Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Degmadda Jamaame iyo Deegaanadda ka agdhow oo Maleeshiyaadka Al Shabaab laga saarayo “Dhageyso”

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Degmadda Jamaame iyo Deegaanadda ka agdhow oo Maleeshiyaadka Al Shabaab laga saarayo “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saraakiisha Ciidanka qalabka sidda ee ku sugan Deegaanadda Dowladda Goboleedka Jubbaland ayaa bilaabay Qorshayaal Maleeshiyaadka Al Shabaab looga saarayo meelaha ay kaga sugan yihiin Jubbaland.

Saraakiisha ayaa doonaya in Maleeshiyaadka Al Shabaab ay ka saaraan Degmadda Jamaame iyo Deegaanada kale oo ka ogdhow ee Gobolka Jubadda Hoose.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026

Taliska qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa hadda duleedka Degmadda Jamaame ka wadda howlgalo ay ku baacsanayaan Maleeshiyaadka Al Shabaab.

Korneel Cabdiqaadir Ibraahim Ixsaaq oo ah Taliyaha qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ee ka howlgala Jubbaland oo lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in arrintan sidda ugu dhaqsiyaha badan ugu dhaqaaqi doonaan.

“Sidaad lasocotaan waxaa qeybtan ka jiray howlo badan balse hadda waxaan dooneynaa in arrimahaas oo dhan aan kasoo tagno hadda waxaan bilaabeynaa siddii aan u bilaabi laheyn dagaalka aan lagaleyno Maleeshiyaadka Al Shabaab kuwaas oo dadka Shacabka ah dhibaato badan ku-haya.

Korneel Cabdiqaadir Ibraahim Isxaaq ayaa waxaa kale oo uu sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka ka madax banaan yihiin arrimaha Siyaasadda.

Halkan ka dhageyso Warka Aadan Maxamed Salaad “Aadan Kismaayo” oo Magaaladda Kismaayo inooga soo diray.

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/11/WAR-AADAN-KISMAAYO-SARAAKIIL-31.10.2018.mp3
Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

labo Burcad ah oo dadka shacabka dhicijiray oo la xukumay “Sawirro”

Next Post
labo Burcad ah oo dadka shacabka dhicijiray oo la xukumay “Sawirro”

labo Burcad ah oo dadka shacabka dhicijiray oo la xukumay "Sawirro"

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
0

Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa warbixin uga dhagaystay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In