Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhacdo Naxdin leh: Labo wiil oo walaal ah oo uu walaalkood ku dilay Mareykanka.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Dhacdo Naxdin leh: Labo wiil oo walaal ah oo uu walaalkood ku dilay Mareykanka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Labo wiil oo xuffaad ah oo  walaalo isla markaana Taraawiixda ka dujin jiray masjidka Al-Taqwa ee magaalada Kansas City, ee gobolka Missouri ayaa lagu dilay gurigooda hortiisa xilli ay ka baxeen masjidka.

Dilka wiilashaan ayaa waxaa geystay walaalkood ka weyn kaasi oo dilkooda u adeegsaday qori isla markaana ku sugayay meel aan ka fogeyn albaabka guriga,rasaasta waxaa ka fakaday wiil 3aad oo la socday.

Related posts

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026

Sheekh Mustaf Sheekh Abdirahman imaamka masjidka Al-Taqwa oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa noo xaqiijiyey dilka wiilasha uu dhacay xilli ay ka baxeen masjidka isla markaana ay aheyd mid argagax badan ku reebtay Soomaalida.

Ciidanka Booliska Magaaladaasi ayaa toogtay wiilka dilka geystay xilli uu isku dayay in uu rasaas ku furo booliska oo doonayay in ay qabtaan halkaasina uu ku geeriyooday.

Wiilasha walaalaha ee uu dilay walaalkood ayaa lagu kala magacaabi jiray Cabdiwaxiid Cabdicasiis iyo Cabdiraxmaan Cabdicasiis halka wiilka dilka geystay oo ay toogteen ciidanka Booliska lagu magacaabi jiray Hanad Cabdicasiis.

Previous Post

Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada ee Magaalada Baladweyne oo baaq u diray hay’addaha iyo ganacsatada.

Next Post

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyeey geerida ku timid fanaan Cabdi Qaboojiye.

Next Post
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyeey geerida ku timid fanaan Cabdi Qaboojiye.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyeey geerida ku timid fanaan Cabdi Qaboojiye.

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In