Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhagarqabayaal Miino Ay Aasayeen Kula Qaraxday Deegaanka Baardhabaq

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Dhagarqabayaal Miino Ay Aasayeen Kula Qaraxday Deegaanka Baardhabaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saddex dhagar qabe oo ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab  ayaa miino ay ku aasayeen deegaanka Baardhabaq ee ka tirsan Degmada Buula-burte ee Gobalka Hiiraan kula qaraxday.

Dhagar qabayaasha ayaa doonayay inay ku dhibaateeyaan miinadan dadka shacabka ee ku safraya waddada laamiga ee  mara deegaanka Baardhabaq.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sarakiisha ciidamada qalabka side ee Soomaaliya ayaa booqday goobta ay miinada kula qaraxday maleeshiyaadka argagixisada Al-Shabaab.

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa ku soo aruuray dhigista walxa qarxa kadib markii laga sifeeyay Deegaanno badan oo ka tirsan Gobolka Hiraan, halkaasi oo kolkii hore ay argagixisadu dadka ku dhibaateyn jireen.

Saraakiisha ciidamada qalabka side ee Soomaaliya ayaa sheegay inay sii wadaayaan howlgallada lagu ciribtirayo maleeshiyaadka argagixisada Al-Shabaab.

Previous Post

Wasiirka Beeraha XFS Oo Safar Shaqo Ku Jooga Dalka Sudan Oo Booqday Safaaradda Soomaliya Ee Dalka Suudaan

Next Post

Ciidamada XDS Oo Howlgallo Burburin Ah  Ka Fuliyay Deegaanka Buq-aqable

Next Post
Galmudug oo heegan buuxdo gelisay amniga degmooyinka Maamulkaas

Ciidamada XDS Oo Howlgallo Burburin Ah  Ka Fuliyay Deegaanka Buq-aqable

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In