Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DHAGAYSO: Wasiirka amniga gudaha oo su’aalo uga jawaabaya dhagaystayaasha “sawirro”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
12 years ago
in Wararka
0
DHAGAYSO: Wasiirka amniga gudaha oo su’aalo uga jawaabaya dhagaystayaasha “sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka amniga Gudaha   Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in hay’adaha ammaanku ay ka hortageen dhowr isku day oo ay kooxaha nabadda diiddan ku soonayeen inay ku dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed.

Barnaamijka Sahanka Raadiyaha ee ka baxa Radio Muqdisho oo saakay ka qeyb galay ayuu ku faahfaahiyay qorshaha xukuumadda ee ku aaddan ammaanka dalka iyo kaalinta looga baahan yahay inay ka qaataan shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Mudane Cabdirisaaq ayaa sheegay in kooxaha xagjira ay doonayaan in waddanku uusan nabad noqon, dadka Soomaaliyeedna ay si joogto ah u xasuuqaan, halka dowladdu ay ku howlan tahay sidii dalka looga sifeyn lahaa dowladda.

Qaar ka  mid ah dhagaysataasha ayuu uga jawaabay su’aalo la xiriira kaalinta hay’adaha ammaanku ay ku leeyihiin badbaadinta muwaadiniinta iyo sida looga hortagi karo weerarrada ay Al-Shabaab soo qaadayaan. Wuxuu ka codsaday shacabka Soomaaliyeed inay la shaqeeyaan ciidanka oo ay siiyaan warbixin haddii ay arkaan wax ammaankooda lid ku ah.

Dhaqan gelinta istiraatiijiyadda dowladda ee ku aaddan ammaanka iyo la dagaallanka Al-Shabaab ayuu sidoo kale ka hadlay wasiirka, isagoo intaa ku daray in ciidanku si joogto ah uga howl gali doono xaafadaha magaalada Muqdisho.

Qeybta hoose ka dhagayso barnaamijka oo dhammaystiran;

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/04/BAR-SAHANKA-11.04.2015.mp3

??????????????????????????????? ???????????????????????????????  ???????????????????????????????  ???????????????????????????????            DSC02169

Sawir:-qaade Maxamed Cabdullaahi Maxamed (feereysane)

Previous Post

Wariye Farxaan Suleymaan “Aaad ayay u fiican tahay xaaladdaydu, waana socdaa”

Next Post

Maareeye: “Shiinaha waxey diyaar u yihiin inay mashaariic horumarineed Soomaaliya ka fuliyaan.”

Next Post
Maareeye: “Shiinaha waxey diyaar u yihiin inay mashaariic horumarineed Soomaaliya ka fuliyaan.”

Maareeye: “Shiinaha waxey diyaar u yihiin inay mashaariic horumarineed Soomaaliya ka fuliyaan.”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In