Barnaamijka Bandhiga Radiyaha waa maalinle oo aan uga hadalno dhacdooyinka caalamka ugu waa weyn waxaana uu idaacada ka baxaa marka laga reebo maalinta jimacada
Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere
RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...












