Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka caafimaadka oo ka mid ah Barnaamijyada todobaadlaha ah ee ka baxa Radio Muqdisho.
WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...














