Barnaamijka dhacdooyinka maanta ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta jimcaha mooyee, waxa uu xambaarsanyahay wareysiyo iyo warbixino xiiso badan ee halkan hoose ka dhageyso.
Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...














