Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay macluumaad u badan wareysiyo iyo falaqeyn xagga wararka ka baxa Idaacadda, kuwooda ugu xiisaha badan.
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐: ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ช๐๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐๐๐ข๐ฌ๐๐ฒ ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐๐ฒ ๐ฑ๐๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐๐๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ก
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...














