Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Imaqashii iyo Imadaddaali oo ka mid ah Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho codka Jamhuuriyadda Soomaaliya, kaasi oo baxa maalinka Jimcaha 5:00 pm shanta galabnimo.
Hadaba haddii aad dooneyso inaad dirsato tahniyad dhalasho iyo mid aroos intuba noogu soo hagaaji [email protected]
Hoos ka dhageyso Barnaamijka oo dhameystiran, misna xambaarsan macluumaad u badan salaan iyo suugaan.