Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Jimco kasta ayaa lagu falanqeeyay qorshaha baarlamaanka 10-aad horyaalla iyo marxaladihii uu soo maray baarlamaanadii ka horeeyay.
Barnaamijka waxaa marti ku ahaa oo ka qeybgalay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka mudane Mahad Cabdalla Cawad, waxaana uu ka shakeeyay qorshaha ay iminka hiigsanayaan.