Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa ama ka qeybgalay Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadd Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle oo si faahfaahsan uga hadlay dhaqaalaha dalka iyo dakhliga dalka soo gala
Sidoo kale waxa uu Wasiirku ka hadlay daqliga ka baxa iyo sida loo maareeyo.
Halkan hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhan