Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: In ka badan afar kun qof oo ka barakacday Beladweyne

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Roobab dabeylo wata oo sababay qasaare naf iyo maal oo ka da’ay Gobolka Awdal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha degmada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan Mudane Maxamed Cismaan Cabdi (Macalin Qalaafow) ayaa sheegay in dad badan ay ka barakaceen magaalada Beladweye oo ay sabab u tahay roobab xoogleh oo ka da’ay magaalada iyo biyaha Webiga oo isbiirsaday, taasi oo keentay inay ka dhashaan biyo baxo xoog leh oo uu webigu fatahaad sameeyo.

Guddoomiyaha oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in dhibaato xoog leh ay ka jirto magaalada Beladweyne, isla markaana dad lagu qiyaasayo in ka badan afar kun ay iminka u qaxeen tuulooyinka ku hareereysan magaalada, isagoo xusay in weli aysan magaalada ka soconin lacagta shilin Soomaliga ah oo dadku ay wax ku iibsadaan lacagta doolarka ah.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Mudane Maxamed Cismaan Cabdi (Macalin Qalaafow) aya xusay kulan ay la qaateen hay’adaha samafalka ay isku afgarteen in la magacaabo guddi ka kooban 18 qof oo isugu jira Maamulka iyo hay’adaha samafalka si kaalmo loo gaarsiiiyo dadka ka barakacay magaalada.

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/04/Waraysi-Gudoomiyaha-Baladweyne-Maxamed-Cismaan-cabdi-Macalin-Qalaafoow-.mp3
Previous Post

Dhageyso: Wasaaradda Dastuurka oo bilowday wajiga labaad ee dib u eegista dastuurka

Next Post

10 qof oo ku dhimatay gaari lagu jiirsiiyay Toronto

Next Post
10 qof oo ku dhimatay gaari lagu jiirsiiyay Toronto

10 qof oo ku dhimatay gaari lagu jiirsiiyay Toronto

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In