Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DHAGEYSO:-Madaxweynaha Cusub ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo Wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa ka hadlay Arrimo muhiim ah

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Cusub ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo Wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa ka hadlay Arrimo muhiim ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa ka hadlay Safarka uu ku marayo deegaano ka tirsan Gobalka Hiiraan iyo Arrimo kale oo badan.

Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay inuu kulan kula qaatay magaalooyinka Baladweyne iyo Buula-Burde odoyaasha dhanka iyo qaybaha Bulshada isla markaana uu kala hadlay Nabadda iyo sida ugu wanaagsan ee looga shaqayn karo horumarka deegaanada maamulka Hirshabeelle.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in xiligaan ay aad muhiim u tahay in laga wada shaqeeyo dib u heshiisiinta, isagoo tilmaamay in Maamulka uu madaxda ka yahay ay horseed u noqon doonaan arintaas.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/09/Waraysi-Madaxweynaha-Cusub-ee-Hirshabeelle-Maxamed-Cabdi-Waare.mp3
Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Xoghayaha guud ee Q.M

Next Post

Trump oo soo saareya sharci cusub oo socota quseeya

Next Post
Donald Trump oo loo caleema saaray musharaxa madaxweyne ee xisbiga Jamhuuriga Mareeykanka+Sawirro

Trump oo soo saareya sharci cusub oo socota quseeya

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In