Monday, September 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Maqal Iyo Muuqaal

Dhageyso: Olole ku saabsan wacyi-gelinta nabadda iyo wax-soosaarka oo ka bilowday Sh/Hoose

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Maqal Iyo Muuqaal, Wararka
0
Dhageyso: Olole ku saabsan wacyi-gelinta nabadda iyo wax-soosaarka oo ka bilowday Sh/Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowlada Soomaaliya iyo dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo iskaashanaya ayaa wada dadaallo bulshada ku dhaqan gobolka Shabellaha Hoose lagu fahansiinayo Nabada iyo wada noolashaha bulshadda, iyadoo kor loo qaadayo dib u heshiisiinta deegaanka.

Qorshahaan ay isla wadaan dowlada dhexe iyo maamulka Koofur Galbeed ayaa loo xilsaaray maamulka gobolka Shabeellada Hoose si ay u keenaan qorshe lagu wacyigalin karo bulshada ku nool gobolkaas, kuwaas oo u badan beeralayda.

Related posts

Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta oo ka furmay Muqdisho

September 7, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo kormeeray Webiga Shabeelle iyo Goobaha fatahaaduhu halis geli karaan

Guddoomiyaha SoDMA oo kormeeray Webiga Shabeelle iyo Goobaha fatahaaduhu halis geli karaan

September 7, 2026

Maamulka ayaa bulshada ku wacyi galinaya inay ka shaqeeyaan nabada, is dhexgalka iyo tacbashada beerahooda si ay u noqdaan bulsho dhan waliba ka dheeli tirin, iyadoo maamulku uu balan qaaday inuu gacan ka gaysan doonaan wax waliba oo lagu hormarinayo bulshada ku nool Shbeellada Hoose.

Ololahaan ayaa hada laga bilaabay deegaano hoos taga magaalada Marka oo xarun u ah gobolka, waxaana deegaanadaas ka mid ah Janaale iyo Buufow-bacaad wacyigalinta la siinayo bulshada waxaa qayb ka ah fanaaniin wada heeso ka hadlaya nabada iyo wax soo saarka.

Dhageyso: Olole ku saabsan wacyi-gelinta nabadda iyo wax-soosaarka oo ka bilowday Sh/Hoose

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2021/07/SAAR-.mp3 https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2021/07/SHEEKO.mp3

Previous Post

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Dowladda Talyaaniga

Next Post

Xudeyfi oo ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab oo isa soo dhiibay

Next Post
Xudeyfi oo ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab oo isa soo dhiibay

Xudeyfi oo ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab oo isa soo dhiibay

Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta oo ka furmay Muqdisho

September 7, 2026
0

Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...

Guddoomiyaha SoDMA oo kormeeray Webiga Shabeelle iyo Goobaha fatahaaduhu halis geli karaan

Guddoomiyaha SoDMA oo kormeeray Webiga Shabeelle iyo Goobaha fatahaaduhu halis geli karaan

September 7, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...

Taliyaha Ciidanka Lugta oo kormeer ku tegay buundada magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo 

Taliyaha Ciidanka Lugta oo kormeer ku tegay buundada magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo 

September 7, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorshaysan ka fuliyay Duleedka Deegaanka Harboole ee dagmada Afmadow

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorshaysan ka fuliyay Duleedka Deegaanka Harboole ee dagmada Afmadow

September 7, 2026
0

Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In