Dageystayaasheena ku xiran Website-ka www.radiomuqdisho.so waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Warka Duhur ee Idaacadda.
Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado
Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...












