Madaxda Wasaaraddaha Arrimaha Gudaha iyo Qorsheynta oo ka shiray horumarinta Mashaariicda
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Maxamed Shire, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay dhiggiisa Wasaaradda Arrimaha...













