Barnaamishka Dhacdooyinka Maanta,Waa barnaamish Maalinle ah oo ka baxa Raadio Muqdisho,isla markaana lagu falaanqeyo dhacdooyinka maalinlaha kuwooda ugu waa weyn, Haba halkan ka dhageyso si aad uga bogotid macluumaadku uu xambaarsanyahay Barnaamishka.
Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hayโadda UNESCO
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa la kulmay Ms. ร sa Regnรฉr oo...














