Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Khamiis ah Taariikhdu ku beegan tahay 07.03.2019
Warka waxaa soo saaray Maxamed kaafi Sheekh waxaana soo jeedinaya Cabdullaahi Kulmiye Cadow
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Khamiis ah Taariikhdu ku beegan tahay 07.03.2019
Warka waxaa soo saaray Maxamed kaafi Sheekh waxaana soo jeedinaya Cabdullaahi Kulmiye Cadow
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Shirka...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Riyadh heshiis iskaashi kula saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga,...
Ururka 161-aad ee Kumaandooska Danab, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa ku guuleystay inuu gacanta ku dhigo keyd miinooyin ah oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa Hoygiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiir...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho