Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay...











